Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Saraakiil ka socoto Maxkamada Ciidamada qalabka Sida oo gaaray Doolow iyo maxkamadyn halkaasi ka bilaaban doonto

Arbaco– 06-March,-2024-{HMC} Saraakiil ka socotay Maxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa shalay Galab soo gaaray degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

General Jamal Xassan, taliyaha Nabad Sugidda Gobalka Gedo, taliyaha Booliska Gobalka Gedo Xusen Giif, Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi Lafeey, Madaxa arrimaha Bulshada Doolow Abdifitah Ismail Hussein iyo mareeyaha garoonka diyaaradaha Doolow Diiriye Garane ayaa soo dhaweyay sarakiisha ka socotay maxkmadda.

Eedeysanayaal loo haysto dilka qof shacab ah ayaa lagu wadaa in dhawaan ay bilaabato maxkamadeyntooda gudaha degmada Doolow.

WARARKA