Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Sabti 2,March 2024 {HMC}  Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal culus oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Baar sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland saaka ay weerar ku qaadeen deegaanka Baar sanguuni oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA