Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Yuusuf Dabageed “Xildhibaano Shabaab ah ayaa ku Jiro Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “

Axad25-Feb-2024-{HMC} Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa meel fagaaro ah ka sheegay in qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay yihiin Al Shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA