Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Wiil Saaxiibkiis ay qol wada daganaayeen ku dilay Faash ama Masaar.

Jimca 23-Feb-2024 {HMC}  Nin ayaa Magaalada muqdishu ku dilay nin kale Masaarta ama faash sida ay sheegayaan wararka ka imaanayo halka uu ka dhacay Dilka.

Ciidamada Booliska Somalia oo gaaray goobta uu falku ka dhacay ayaa gacanta ku dhigay ninka dilka geystay, iyagoo sheegay iney baaritaano wadaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARARKA