Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Macalin Iskuul oo Muqdisho Logu dilay arday uu canaantay dartiis.

Isniin 12 Feb-2024 {HMC}  Maamulaha Iskuulka Siidii ee degmada Wadajir Cali Maxamed Xayle oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Macallinka la dilay uu gabadhada ardayada aheyd uu buug madaxa kaga dhuffay isago oo canaananaya, islamarkaana gabadha ay intaasi ka carootay oo ay u sheegtay walaalkeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA