Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DHAGEEYSO} Maxay Aroosyada Lagu dhigo Hoteelada Habeenkii ugu soo bateen Baladweyne.?

Labadii sano ee ugu dambeeyay Aroosyada lagu dhigo Hoteelada Habeenkii ayaa kusoo batay Magaalada Baladweyne kuwaas oo soo gaaro ilaa salaada Subax. Hadabo maxay Aroosyadan kusoo kordhiyeen Magaalada.

Lamaanayaasha qaar ayaa sheegay in hoteelada ay ku heliyaan jawi ka duwan midka xaafada lagu dhigo, kuwaas oo Caruusyadu isku helaan waqti iyaga u gaar ah, halka kuwa qaarna ay sheekeyn in uusan wanagsaneyn Diin iyo dhaqan ahaan.

Warbixitan Gaarka ah waxaa inooga Diyaarisay Wariye Iqro Cabdullaahi Cismaan

WARARKA