Monday, September 23, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN Qarax ka dhacay Muqdisho

Talaado jan-16 2024-{HMC} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho.

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu yahay mid Ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qaraxa, kaasoo isku qarxiyay albaabka dambe ee xarunta maamulka gobolka Banaadir.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA