Sunday, September 22, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Afhayeenka xisbiga wadani ayaa cambaareyey falka lagu xirxiray dhalinyaro fikirkooda cabirayey,

Sabti jan-13 2024-{HMC}  Afhayeenka xisbiga wadani ee Somaliland ayaa cambaareyey falka lagu xirxiray dhalinyaro fikirkooda cabirayey, kaas oo ka dhacay magaalada Boorama

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

WARARKA