spot_imgspot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Kulan Hada Uga Socdo Madaxtooyada Puntland Dani Gaas iyo CC/rashiid iyo Sen :Faroole

Arbaco jan-10 2024-{HMC} Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa ka socda kulan dhexmaraya Madaxweynaha la doortey Siciid Cabdulahi Dani, Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxman Farole, Cabdiweli Gaas iyo RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.

Kulankaan ayaa imanaaya xilli Madaxweyne Siciid Dani dib xilka loogu doortey 8 January, 2024.

Warar hoose ayaa sheegaya in Madaxweynihii Dani la tashiyo kala sameynayo madaxdii hore arimaha Federaalka, arimaha siyaasada Puntland kadib khilaafyo siyaasadeed iyo arimo kale,

 

WARARKA