spot_imgspot_imgspot_img

Madaxweyna Hirshabeelle oo u hambalyo udiray Madaxweyna Puntland.

Isniin jan-8 2024-{HMC}  Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali

Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo

maanta markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha cusub ee Puntland in

markale Alle uu ku guuleeyo Masuuliyada culus ee loo doortay.

WARARKA