Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarada maal mahaan Lagu haayo shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Arbaco December-27-2023-{HMC}ย Booliska dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhiyay baaritaannada iyo howl-galka ay ka sameynayaan waddooyinka Muqdisho qaarkood, iyaga oo sheegay in arrintaasi ay uga gol leeyihiin xaqiijinta amniga caasimadda oo aad usoo hagaagay.

Dhinaca kale, booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay baaritaan ku billaabeen weeraro dhowr ah lagu qaadayay shirkadda isgaasriinta Hormuud.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBXINTAย 

WARARKA