isniin-December-25-2023-{HMC} Wasiirka cadaalada iyo tastuurka DFS ayaa maanta kulan looga hadlyay arimaha tastuurka iyo dhameysrkiisa la qaaray haweenka kala duwan oo iskugu jira xildhibaano sanataro ururada haweenka dhalinyaro arday ka socotay jaamacadaha qareeno wasiirka ayaa faah faahiyay kulanka iyo u jeedkiisa
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Xasan Macalin: “Dadka Hadii aysan madaxbanaaneyn oo xor ahayn lama dhihi karo Dastuur…”.