spot_imgspot_imgspot_img

Musharax utaagan Xilka madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Go’aankii Odayaasha SSC Khaatumo

isniin December-25-2023-{HMC} Qoraal uu soo saaray musharaxa madaxtooyada Soomaaliya ku taageereyso doorashada madaxweynaha Puntland Mudane Abshir Cumar Haruuse ayuu kaga hadlay go’aankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo

 

Haruuse ayaa ugu baaqay hay’adaha maamulka Puntland in ay waafajiyaan go’aankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo dastuurka, xeerarka iyo shuruucda kale ee u degsan maamulka Puntland

 

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale ayaa soo jeediyay qabashada shir ay isugu yimaadaan xukuumadda Puntland iyo musharaxiinta, kaa oo looga tashanayao arrimaha kala baxa labada maamul ee Puntland iyo Khaatumo

 

WARARKA