Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} ATMIS oo 16 sano ka dib ka guuraysa Madaxtooyada Qaranka iyo xafiisyada madaxda sare.

Sabti, December, 16, 2023 {HMC} Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa Maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas waxaana la wareegi doona si buuxda amniga Ciidanka xoogga dalka sida uu noo xaqiijiyey la taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin.

Berri oo 17 December ku began waxaa soo dhammaa doona Waqtigii ATMIS ee Madaxtooyada Qaranka iyo xafiisyada waaweyn ee dalka waxaana Munaasabad Ciidanka Qaranku uu kula wareegayo Amniga Madaxtooyada isla markaana lagu sagootinayo ATMIS ay ka dhici doontaa Villa Somalia.

WARARKA