Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH :Abwaan Hurre Ibraahin Walanwal oo geeriyooday

Jimco, December, 15, 2023 {HMC} Waxa goordhaw oo galabta ah ku geeriyooday magaalada Burco Alle ha u naxariistee Abwaankii caanka ahaa ee lagu magacabi jiray Cismaan Ibraahim Warsame oo ku magac dheeraa Hurre-walanwal.

Abwaan Hurre oo ka qaybgalay silsiladda Maansadii Caanka ahayd ee kala dhaxaysay Cambaro, ayaa waxaa uu walaal la ahaa Allaha u naxariistee Abwaan Hadraawi oo isna geeriyoooday wakhto hore.

Waxaa ay da’diisa ku dhaweyd Abwaanka 80 sano.

 

WARARKA