Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Dagaalka Gaza oo saameeyey shaqaalaha Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed

Jimco, December, 15, 2023 {HMC} RAMALLAH — Dagaalka u dhexeeya Israel iyo Xamaas ayaa ka dhigan in shaqaalaha Daanta Galbeed ay dhibaatooyin haystaan.

Shaqaalaha maamulka Reer Falastiin ayaan si wanaagsan mushahar loo siinin toddobaadyo, sidoo kale waxaa lala noqday ruqsadihii shaqo ee Falastiiniyiinta ka shaqeeya Israel.

WARARKA