Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

60 sano kadib xoriyaddii Kenya, waa sidee xaaladda gobolka Soomaalida?

Talado-December-12-2023-{HMC} NAIROBI — Kenya ayaa maanta u dabaal dagaysa 60-sano guuradii kasoo wareegatay markii ay xorriyadda ka qaadatay guumaystihii Ingiriiska sanadkii 1963-kii.

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabadaha dabaal dagga maalintan oo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan oo gobbolka ka kala yimid.

Boqorka Britain King Charles II iyo xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka iyo madax kala duwan oo caalamka ah ayaa Dowladda Kenya ugu hambalyeeyey munaasabadda maalintan oo ahayd xigligii ay Kenya noqotay dal madax banaan oo isagu is-maamula.

WARARKA