Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo gaaray Magaalada Kismaayo

Talado-December-12-2023-{HMC} Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland.

Madaxweyne ku xigeenka labada, gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kala qeybgalay soo dhawaynta wafdigan oo maalmaha soo socda booqasho ku joogi doona Jubaland.

 

WARARKA