Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Wasaarada waxbarashada oo shaaciyey in 3,000 oo macaliin cusub ah ay DF qaadaneyso

Axad-December-10-2023-{HMC}  Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo war-saxaafadeed ka soo saartay ansixintii miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2024-ka ayaa shaacisay qorshe muhiim ah oo sanadkaan ay damacsan tahay.

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa shaaciyey in bilowga sanadka soo socda ee 2024 ay wasaaraddu qaada doonto 3,000 oo macalin.

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

WARARKA