Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Howlgal Lagu so qab qabtay Odayaal la kulmay AS oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Talado December 4- 2023{HMC} Odayaashaan ayaa waxaa laga so qabtay deegaanka Farqalaal ee hoostada dagmada halgan ee Gobolka hiiraan xili ay doonayeen in ay ka baxsadaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Deegaanka sida ay hiiraanweyn u sheegeen saraakiisha hogaamineysay howlgalka lagu qabtay.

 

Qabashada odayaasha ayaa ka danbeeysan kadib markii ay al shabaab kula kulmeen deegaanka booco oo ka tirsan gobolka hiiraan xiligaas oo ay ka so muuqdeen baraha bulshada iyagoo sheegaa in ay wakil ka yihiin Beesha xawaadle.

 

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa howgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada maalintii labaad deegaano hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.

WARARKA