Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fiqi iyo Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA oo looga yeeray Golaha Shacabka

Arbaco November 29 2023 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe, ayaa maanta shirguddoomiyay kulanka Baarlamaanka, kaasoo looga hadlay saameynta fatahaadaha iyo roobabka xooggan ee ka da’ay deegaannada kala duwan ee dalka.

Mudanyaasha Baarlamaanka ayaa soo jeediyay aragtiyo kala duwan oo ku aadan qaabka wax looga qaban karo dhibaatadan ay ku barakaceen in ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA