Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Dadka ku nool Deeganada Jubaland waa in ay u istaagaan sidii ay isaga xureyn lahayeen AS”RW Xamsa”

Talaado Nofembar 27, 2023 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada Deegaannada Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan dagaalka ka dhanka ah ‘AS’.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA