Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Aabe saddexdiisa gabdhood ku dilay dalka Faransiiska.

Talaado Nofembar 27, 2023 {HMC}  Aabe ku nool dalka Faransiiska ayaa Axaddii qirtay inuu dilay saddex gabdhood oo uu dhalay, wuxuuna isku dhiibay booliska, waxaa sidaas sheegay ilo-wareedyo ka tirsan dacwad oogayaasha iyo booliska.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA