Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Axmed Madoobe Magaalooyinka ay Fatahaada ku dhufatay Cidna uma maqna Ceelna Uma qodna

Kismaayo: 26, Nofeembar, 2023 {HMC}  Madaxweynaha dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Hamza cabdi barre oo booqasho ku yimid Jubaland.

 

Madaxweyne ku xigeenada Dowlada, gudoonka golaha wakiilada iyo dadweyne kala duwan ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa soo dhawaynta wafdiga Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maalmaha soo socda booqasho shaqo ku joogi doona Jubaland.

 

Ra’iisul Wasaarada ayaa u kuur galaya fatahaadaha iyo daadadka ka jira Jubaland isagoo Sidoo kale kulamo la yeelan doona dadweynaha Iyo masuuliyiinta Dowlada Jubaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA