Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee Iran xilli uu marayay badweynta Hindiya, sida maanta uu sheegay sarkaal ka tirsan difaaca Mareykanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA