Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Df oo gargaarkii ugu horeeyay Maanta soo gaarsiisay Baladweyne.

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} hay’adda (SODMA) ayaa maanta Magaalada Baladweyne soo gaarsiisay gar gaarkii ugu horeeyay oo loogu talagalay dadka ka barakacay fatahaada ku dhufatay Magaalada.

Waxaa deeqdaan ka timid Df garoonka diyaaradaha ee Baladweyne kula wareegay Masuyliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Kan Degmada.

 

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdullahi Axmed suguroow ayaa yiri””Waxaan xaqiijinayaa Gaarsiinta bulshadda tabaaleeysan deeqaha aay mudanyahiin ayadoo gargaar-kaan uu yahay midkii koowaad ee looga soo jawaabo baaqii maamulka Gobolka Hiiraan

WARARKA