Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo lagu so dhaweeyay Magaalada London ee Dalka ingiriiska

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada London oo ay kaga qeyb-galyaan wafdiga Jamhuuriyaddu, shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.

 

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaadan doona Madaxda dalka Ingiriiska oo uu kala hadli doono dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo in ay ka taageeraan Soomaaliya qorshaha qaran ee qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran dalkeenna, maadaama ay xubin ka yihiin Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA