Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo ka tashanaya la dagaalanka Argagixisada

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC}  Wareegii 10-aad ee Guddiga Farsamada Wadajirka ah ee Wasaaradaha Gaashaandhigga Itoobiya iyo jabuuti ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti.

Wafdiga Itoobiya waxaa hogaaminayey Jeneraal Teshome Anagau.

dhanka jabuuti waxa ka qeyb galay General Tahir Ali Mohammed, waxayna ka wada tashadeen laabada dhinac arrimaha ammaanka, la dagaalanka argagixisada oo ay barbar socdeen arrimo kale oo si guud ku saabsan iskaashiga dhanka amniga.

 

Shirka guddiga farsamada ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo maalinta berri ah oo taariikhdu ku began tahay 20-ka Nofembar.

 

WARARKA