Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUIQAALKA} “Dhacddii barxadda Garowe waxay ahayd qorshe abaabulan,, Dalladda Mucaaradka Pl.

Sabti Nofembar 11, 2023 {HMC} Musharixiinta mucaaradka ee maamul goboleedka Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan shaqaaqadii ugu dambeysay ee ka dhacday gudaha magaalada Garoowe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA