Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Madaxweyne Deni oo ka soo horjeestay go’aanadii ka soo baxay Isimada Puntland

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka

Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka.

“Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey ee 66-da, doorashadana la qabtaa 8da Janaayo 2024” ayaa lagu yiri bayaanka Isimada.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo lagu diiday bayaanka isimada ayaa u qornaa Sidaan

WARARKA