Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Tirada ciidamada laga dilay Israa’iil oo korortay

Arbaco, November -1- 2023 {HMC} Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in askar kale looga dilay weerarro ka dhacay gudaha Qasa.

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in 15 ka mid ah askartooda lagu dilay Gaza tan iyo talaadadii.

Waa kororka dhimashadii hore ee lagu sheegay 11-ka ah oo ay saraakiisha saaka shaaciyeen.

WARARKA