Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Maaliyada XFS ayaa sharraxaya ansaxinta golaha wasirada ee ansaxinta Misaaniyadda Dowladda.

Isniin, October -29- 2023-{HMC} Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.)

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

WARARKA