Talaado 18-02-2025 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane πππ±ππ¦ππ ππ±π¦ππ ππ¦π’π’π« ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay, Sii hayaha Ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (πππππ) ππ«. πππ¦ππ¬ ππ°ππ§.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta, iskaashiga labada dhinac, doorka Taageerada Amniga, Arrimaha doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Muqdisho iyo sidii Dowladda Hoose ee Xamar loogu taageeri lahaa qorshaha horumarinta Caasimadda iyo shaqo abuurka dhalinyaradda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane πππ±ππ¦ππ ππ±π¦ππ ππ¦π’π’π« ayaa Xafiiska Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (πππππ) kaga mahadceliyay doorkooda garab istaaga Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.