Sabti 08-02-2025 {HMC} Booliska Soomaaliya ayaa mamnuucay waxyaabo aay ku sheegeen in aay lid ku yihiin Amniga iyo Badqabka shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Gobalka Banaadir.
Booliska oo howlgalo ka sameeyay qeeyba ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Muqaadaraad fara badan kuwaas oo laga soo helay Gurya aay ku Xareeysnaayeen.
Hoos Ka Daawo Awaamiirta Booliska Soomaaliya: