Sabti 11, Jan 2025 {HMC} Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa soo qabtay laba nin oo ku eedaysan inay hooyadood ku dileen deegaanka Habaaslay ee gobolka Togdheer, 23-kii December, 2024.
Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray Aamina Yuusuf Ismaaciil ayaa la sheegay inay midi ku dileen labo wiil oo ay dhashay, kadibna ay aaseen. Booliiska gobolka Togdheer oo ka hawlgalay fal dambiyeedkan ayaa gacanta kusoo dhigtay eedaysanayaasha.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA