Sabti 4, Jan 2025 {HMC} Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo ka duuleysa halbeegga ah Xaj qiimihiisu jaban yahay, adeegiisuna wacan yahay in ay Wasaaraddu u xilsaartey guddi khubarro ah inay daraasaad iyo qiimeyn kusoo sameeyeen sicirka adeegyada kala duwan ee xajka ee ay sanadkan ku xajjin doonaan Xujeyda Soomaaliyeed.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA