Axad 29, Dec 2024 {HMC} Gudoomiyaha dagmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) ayaa meel fagaaro ah kula hadle Ciidamadii dhawaan ka soo baxay aaga hore ee dagaalka kadib markii ay ka caroodeen Askar dil loogu geystay Deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabellaha dhaxe.
Nuur dheere ayaa la dar daarmay Ciidamada waxaana uu baaq u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA