spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} DFS ayaa nagu qasabtay inaan iskaashi La sameysano Itoobiya.

Sabti 21, DEC 2024 {HMC}  Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Wasiirka amniga Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal, Gudoomiyaha degmada Maxamed xuseen Cabdi Lafay iyo masuuliyiin kale ayaa wafdiga Madaxweyne ku xigeenka kusoo dhaweeyay degmada Doolow.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA