Khamiis 28, Nov 2024 {HMC} 63 Sano kadib Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Nasiiyay Jagada 2-aad ee ugu Sareysa Dalka, Waxaan Taageersannahay Madaxda Dalka iyo Ciidaka la Geeyay Raaskabooni Qaar ka Mid ah Waxgaradka iyo Odaysha Reer Jubbaland.
{DAAWO MUQAALKA} Hadaa Nahay Beesha Ogaadeen 63 Sano kadib Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa nasiiyay Jagada 2-aad ee ugu Sareysa Dalka.