spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Saraakiil Mareykankan ah oo booqaday Taliska Ilaalada Xeebaha Soomaaliya.

Jimco 1, Nov 2024 {HMC} Saraakiil ka socotay Dowladda Mareykanka ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageenTaliska Ilaalada Xeebaha ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Saraakishan waxaa xaruntaan ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed G/Sare Bashiir Cabdiqaasim.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinaca amniga ee xeebaha Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda iyo tayada hawlgallada Ilaalada Xeebaha Booliiska Soomaaliyeed.

WARARKA