Axad 13-Oct-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Salah Jaamac ayaa eedeyn culus u jeediyey Guddomiye Cabdi xaashi waxaana uu sheegay in talaabo aan waafaqsaneyn sharciga uu ku kacay gudoomiye Cabdi xaashi loona baahanyahay in uu u hogaansamo sharciga.
“Waxaan halkan ku caddeynayaa in Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BJFS uu ku kacay falal aan waafaqsaneyn sharciga”
sidoo kale waxa uu sheegay in uusan ka maqnayn golaha kulamada uu sheegay guudomiye cabdi xaashi taasina ay tahay been abuur cad.
waxa uu soo qaatay ila 5 qodob uu ku difaacanaya kursigiisa waxba kama jiraane la dhigaya go,aankii shalay kasoo baxay gudoonka Aqalka sare sida uu sheegay.