Tuesday, October 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Shiinaha oo lagu soo rogay canshuur aargoosi ah.

Talaado 8 Oct 2024 {HMC} Midowga Yurub ayaa ku dhiiraday inuu ka aarguto Shiinaha ka dib markii Midowga Yurub uu Jimcihii u codeeyay inuu canshuur ku soo rogo soo dejinta gawaarida korontada ku shaqeysa ee Shiinaha.

Midawga Yurub ayaa sheegay in warshadaha Shiinaha ee Baabuurta korontada soo saara ay helaan kaalmo dowladeed oo aan cadaalad ahayn.

Wariyaha VOA-da Henry Ridgwell ayaa sheegaya inay jiraan warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in Shiinuhu uu beegsan doono dalalka Reer Yurub ee oo u codeeyay tallaabooyinka ka dhanka ah Shiinha. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya.

XIGASHO VOA

WARARKA