spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka taqanaa Xarumaha Nukliyeerka Iran ee qarsoodiga ah?

Talaado 8 Oct, 2024 {HMC} Nukliyeerka Iran markii hore wuxuu ku bilowday 1974-tii qorshe ganacsi iyagoo kaalmo ka helaya Jarmalka balse waxaa mashruuca la hakiyay 5 sano kaddib. Dib ayey Iran u bilowday 1990-kii kaddib markii ay heshiis la gashay Ruushka.

Moscow dib ayey u dhigtay mashruuca kaddib markii Qaramada Midoobay ay soo saartay qaraar lagu hakinayo naaxinta nukliyeerka Iran.

Bishii Desember 2007-dii ayey Moscow siisay dhululubooyin Yuraniyam ah oo lagu naaxiyo madaxyada nukliyeerka kaddibna sidaas ayey ku dhalatay korontada.

Waxaa walaac dhanka badqabka laga muujiyay naqshadaha isugu jirta Jarmal iyo Ruush gaar ahaan hadii khalad dhaco maadama ay goobtu tahay meel dhulgariirada u nugul

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA