spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Dad ku dhintay doon ku qallibantay meel u dhaw Jowhar oo la baadi goobayo.

Talaado 8 Oct, 2024 {HMC} Hal qof ayaa dhintay, mid kalana waa la la’yahay, kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u dhaxeysa tuulooyinka Cumar Ismaan iyo Galleefo oo ka wada tirsan deegaannada Balcaano ee bariga magaalada Jowhar.

Deegaannada Balcaano, oo ka kooban in ka badan 70 tuulo, ayaa muddo laba sanno ah go’doon ugu jirta fataahaado uu sameeyay wabiga Shabelle. Dadka deegaannadaasi ayaa isugu kala goosho doonyo yar yar oo ganacsi.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA