Sunday, October 6, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Booliska oo Caawa Muqdisho ku qabtay 24 dhalinyaro Ciyaal weero ah.

Sabti 5 Oct, 2024 {HMC} Howlgal ay caawa fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan inay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo gaaraya 24 dhalinyaro ah, kooxahaan ayaa ku eedeysan in galabta Garoonka Ciyaaraha ee Eng. Yariisoow oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ay ka geesteen falal amniga liddi ku ah.

“Waxaa ku socota baarista Boliiska, waxaana la horgey doonaa maxkamadda awooda u leh,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

WARARKA