Wednesday, September 25, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Odayaasha dhaqanka Gobol Hiiraan iyo Ugaas Yuusuf oo kulamo ay uga soo Dhamaadeen Baladweyne.

Arbaco 25,Sep 2024 {HMC} Ugaas Yuusuf Ugaas Khaliif ayaa Shir aan caadi aheyn Manta Kula qaatay Odoyaasha dhaqanka dhamaan beesha Xawaadle.

Shirkan oo Warbaahinta dibad Joog ka aheyd ayaa Laga Soo saaray Dhamaan in Laga qaado Isbaarooyinka wadadane Loo Furo dadka Masaafurka ah.

Ugaaska ayaa Amray in Odoyaasha ay tagaan dhamaan Goobaha isbaarada yaalan oo ay Deg Deg Kusoo qaadan. Hadii la qaadi waayane uu Ugaaska Magaalada dhan iskaga Haajiro Doono.

Dhamaan Odoyaasha Xawaadle oo aysan Cidna ka maqneeyn ayaa Balan qaaday in Isbaarooyinka dhan La qaado oo Wiilasha joogo iyo Gaadiidkooda Lasoo wado.

Odoyaasha Qaar ayaa Hada ku Baxay Isbaarada dadka Jooga Halka kuwa Kalena ay Hada qorsheeynayaan in ay baxaan.

Waxaa Lagu balamay in Dhamaan Isbaarada Lasoo qaado kadib Shir leeygu imaado

WARARKA