Monday, September 23, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Maxkamada Gobalka Banaadir oo Xukun Ku Riday Qoys AS Lasoo Shaqeeyay

Isniin 23-Sept-2024 {HMC}  Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxaha AS islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen akoono ay u sameeyeen.

Xasan Cusmaan Aadan ayaa lagu xukumay 13 sanno oo xarig ah iyo 20 kun oo dollar.

Faadumo Xasan Cusmaan, Aamina Abdullahi Abanuur iyo Xasna Aweys Khaasim ayaa lagu xukumay min labba sanno oo xarig ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa ku dhawaaqay xukunka.

 

WARARKA