Jimco 20 Sep 2024 {HMC} Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la soo wareegey hub ka yimi dhici Itoobiya oo xalay xiisad ka dhaliyey degmada Bookh ee Deegaanka Soomaalida iyo deegaannada xuduudda ah ah ee Soomaaliya, iyada oo hadda la soo werinayo in hubku si nabad ah ku soo galay gudaha Puntland – Ilowareedyo.
Maleeshiyaad hubaysan oo isku dayey in ay sidii hubkii Caabudwaaq u furtaan ayaa la xaqiijiyey in ay la kulmeen iska caabin xooggan ayna guul-darrayateen.