Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Maxeey ka dhaheen Masar iyo Mareykanka Madax bannaanida Soomaaliya.?

Khamiis 19-Sept-2024 {HMC} Dowladdaha Masar iyo Mareykanka oo adkeeyay muhiimada ay leedahay in la xoojiyo xasilloonida Geeska Afrika, iyaga oo si gaar ah u xusay muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya, sida ka soo baxay shir ay yeesheen Xoghayaha Arrimaha-dibedda Mareykanka, Blinken iyo Wasiirka Arrimaha-dibedda Masaarida, Badar.

Kulanka ayaa waxaa uu ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay taagneyd xiisad ka dhalatay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya iyo ciidamo kale oo ka socda Masar kana mid noqon doona howlgalka Nabad Ilaalinta Soomaaliya ee sannadka soo socda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

WARARKA