Arbaco 18 -09-2024 {HMC} Maxkamadda Madaniga ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo Gabagabeysay kiis Dil ah oo Dhawaan Maxkamadda ay u fariisatay
kiiskan Dilka ah uu eedeysane ka yahay Cabdi Xuseen Muxumed oo horay u Dilay allaha u Naxarisitee Nabadoon Xasan Maxamuud jimcaale
Maxkamda ayaana soo martay heerar kala Duwan oo lagu dhageeysaneyey Dhinacyada Dacwadda ayaa maanta Go’aan kama Dambeeysay ah ka Gaartay
Gudoomiyaha Maxkamadda Madaniga ee Gobolka Hiiraan Cali xuseen sabriye ayaa ku dhawaaqay Xukunka Maxkamadda.